Tuesday 16 October, 2018

VIDEO-Lammaanihii Dartood Odayga Loogu Gubey Muqdisho oo Waraysi Layaableh Bixiyey iyo Xaqiiqda Jidha.

Dhowaan magaalada Muqdisho waxaa ka dhacday arrin lala argagaxay kadib markii dad ka soo jeeda beelaha awooda kuleh Muqdisho ay dileen kadibna meydkiisa gubeen oday ka soo jeeda beesha Jareer Weyne.

Arrintaani ayaa timid kadib markii wiil uu odaygu adeer u ahaa soo doontay gabar ka soo jeeda beesha wax gubtey kadibna uu siiyey aabeheed halkaasi oo uu kula aqal galay kadib hirgalka jacalkoodii.

Hooyadii dhashay gabadha iyo dabley ay wadato ayaa meel garaash ah ugu tegey wiilka adeerkiis oo da’a ah kadibna baangado kudiley inta aysan meydkiisa dab qabadsiin odaygaasi taasi oo ka caraysiisay umadda Soomaaliyeed.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Hadaba lammaanihii ay arrintu ka dhalatay oo weli wada degan magaalada Muqdisho ayaa markaan bixiyey waraysi layaableh oo ka hadlaya arrimaha socda iyo noloshaan ay cagaha kula jiraan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: