Tuesday 16 October, 2018

DHEGAYSO-Farmaajo oo u Hanjabey Madaxweynayaal Dhowr ah Shacabkana Ku Guubaabiyey Inay Ku Kacaan.

Madaxweynaha dowladda federalka ah ee Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka hadlayey xaaladda dalka iyo khilaafka kala dhexeeeya madaxda dowlad goboleedyada ayaa u hanjabay madaxweynayaasha dowladaha xubnaha ka ah DFS.

Farmaajo ayaa shacabka kunool deegaamada madaxdaasi ka arrimiyaan Ku gubguubaabiyey inay ka caroodaan island markaana au duulaan Ku qaadaan madaxdooda

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: