Tuesday 16 October, 2018

VIDEO-Khadro Saliimo oo Weerartay Hodon Cabdiraxmaan Sheegtayna Inay Ninkeed Mursal Muuse Ka Sixratay+Ka Bixidda Xidigaha.

Fanaanadda caanka ah ee Khadra Saniimo oo dhowaan saygeedii Mursal Muuse la aqal galay Hodon Cabdiraxmaan ayaa ka hadashay arrimahaasi, qaabka ninkeedii looga qaaday, kaalintii xidigaha geeska iyo sababaha ay uga baxday kooxdaasi.

Waxayna ku Eedaysay inay Hodan cabdiraxman Sixirtay Ninkeeda Xoogna Uga ka Xaysatay Sida Ay ku Qortay fariimo baraha Bulshada Socoalkeeda Ku daabacday Khadra Silimo,Iyadoona eedaysay Kooxda Xidigaha Heeska Hoganakooda.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

waxay Sheegtay Todobadkani inay iskaga Baxday Kooxda Xidigaha Geest aKadib eedayn Ay Usoo jeedisey  Laabsalaax Iyo Axmed Wali Furinle.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAAL

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: