Tuesday 16 October, 2018

DAAWO-Dagaal Jilbaha Laysu Aastay oo Galabta Ka Dhacay Furimaha Dagaalka iyo Fariimo Caawa Haawanaya & Hubka Culus..

Wararkii ugu dambeeyey ee ku soo dhacay warqabadka shabakadda wararka ee Puntlandnews.net ayaa sheegaya in dagaal culus uu galabta ka dhacay fariisimo dhowr ah oo kuyaal furimaha dagaalka.

Dagaalkaan oo madaxda dowladda iyo saraakiisha ciidanku aysan weli ka hadlin ayaa waxaa la sheegay inuu ciidamada ku qabsaday jihooyin dhowr ah walow caawa xabaddu ay istaagtay welina xiisad dagaal aloosan tahay.

RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: