Tuesday 16 October, 2018

DHEGAYSO-Ciidamo Gudoodi Kaga Baxay Furimaha Dagaalka iyo Cabsi Saaka Ka Tagan Kadib Fariisimo La Qabsaday.

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu saaka ka helayno furimaha dagaalka aya sheegaya in halkaasi ay ka taagan tahay cabsi dagaal lagana cabsi qabo dagaal ka qarxa, kadib markii lala wareegey xalay ilaa shalay galab fariisimo muhiim ah.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Ciidamada difaaca ayaa gudoodi kaga baxay fariisimada qaar waxaana la wareegey dhinacyada ka soo horjeeda sida ay xaqiijiyeen saaka dadka deegaankaasi.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: