Tuesday 16 October, 2018

DAAWO-Saraakiil Furimaha Ka Soo Baxay oo Warbaahinta La Hadlay Xog Badana Ka Shifay Ma Dhabaa in Madaxweynuhu Hortaagan Yahay.

Saraakiil sar sare oo kamid ah ciidamada difaaca kusugan jiidaha hore ee dagaalka ayaa soo gaarey magaalo madaxda oo ay warbaahinta hadal kooban ku kaga siiyeen dagaaladii ugu dambeeyey.

Saraakiishaan ayaa ka hadlay xaaladihii ugu dambeeyey ee ciidamada, dagaalada socda iyo qaabka ay ugu diyaar garoobeen dagaalka xoraynta iyo haddii madaxweynuhu ka hortaagan yahay.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: