Tuesday 16 October, 2018

DAAWO-Midowga Yurub oo War Ka Soo Saaray Qaraxx Muqdisho Lagula Eegtay Ciidamo Talyaani ah iyo Cidda Ka Dambaysay.

Maalinimadii shalay waxaa magaalada Muqdisho ee xarunta dalka Soomaaliya qarax lagula beegsaday ciidamo katirsan howlgalka Midowga Yurub ee jooga Soomaaliya gaar ahaan kuwa ka soo jeeda dalka Talyaaniga.

Haddaba midowga Yurub ayaa war qoraal ah ka soo saaray weerarkaasi ismiidaaminta ah ee lala beegsaday ciidamada Talyaaniga, khasaaraha ka dhashay, cidda ka dambaysay iyo xogo kale oo cusub.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: