Tuesday 16 October, 2018

VIDEO-Fanaaniinta Kala ah Xamda Yar iyo Suldaan Seeraar oo Baashaalkii Adduunka Ku Samayna…

Muuqaalkaan hoose waxaa lagu soo ururiyey muuqaal laga diyaariyey fanaaniinta caanka ah ee Xamda iyo Suldaan Seeraar oo isku helay dalka Turkiga sameeyeyna baashaalkii adduunka iyo damaashaad aan horay loogu arag fanaaniinta Soomaalida.

RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Suldaan Seerar oo ah fanaan si aad ah u soo baxay sanadihii ugu dambeeyey ayaa soo jiitey indhaha Soomaali badan oo kunool daafaha caalamka wuxuuna noqday mid kamid ah fanaaniinta loogu jecel yahay Soomaalida xilligaan.

RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: