Tuesday 16 October, 2018

VIDEO-Gabdhihii Muqdisho oo Sheegay Inay Ragga Jareerta ah Guursanayaan iyo Kuwa Ka Dhaartay & Sababta.

Dhowaan qoys kamid ah dadka ugu badan ee degan gobolka Banaadir ayaa waxa ay si xun u gubeen oday waayeel ah oo la sheegay inuu adeer u ahaa wiil ka soo jeeda beesha jareer weyne oo guursaday gabar ay dhaleen qoyska odayga gubey.

Arrintaasi waxaa siyaabo kala duwan uga falceliyey hablaha kunool gobolka Banaadir oo qaarkood sheegeen inay ragga jareerta ah caradaasi darteed u guursan doonaan, halka kuwa kalena ay sheegeen inaysan weligood guursan doonin ragga caddaanka ahna ay u dhamaan.

RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: