Tuesday 16 October, 2018

VIDEO SIR AH-Sida Madaxda iyo Siyaasiyiinta Hargeysa u Ogyihiin Inuusan Ictiraaf Jirin Xamarna u Tagaan.

Maamulka Somaliland ayaa tan iyo burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya waxa uu raadinayey ictiraaf uu ka helo beesha caalamka iyo madax banaani uu ka qaato dalka Soomaaliya intiisa kale, walow aysan middaasi weli u hirgelin guud ahaan.

Haddaba xogtaan waxa ay cadaynaysaa sida masuuliyiinta iyo siyaasiyiinta Somaliland ay u ogsoon yihiin inaysan heli karin ictioraaf ama hadalkoodu yahay mid shacabka lagu marin habaabinayo isla markaana ay uurka ugu hayaan inaysan Xamar kala maarmin.

RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: