Tuesday 16 October, 2018

AKHRISO-Madaxweynaha oo Nairobi Ka Soo Magacaabay Taliyaha Xoraynta Deegaamada Maqan iyo Dagaal La Qaadayo.

Madaxweynaha oo maalmahaan ku maqnaa dalka dibaddiisa gaar ahaan magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya ayaa waxa uu ku amray taliska ciidamada iyo wasaaradda amniga inay isbedel ku sameeyeen taliska ciidamada ku sugan furimaha.

Taliyaha cusub ee la magacaabay ayaa loo xilsaaray howlgalka xoraynta ee ay dowladdu ku dhawaaqday xilli boqolaal ciidan ah ay ku sugan yihiin furimaha dagaalka lana filayo in dhowaan la qaado dagaal culus.

RIIX HALKAAN SI AAD U DAALACATO WARKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: