Tuesday 16 October, 2018

DEG DEG (DAAWO)-Guryo iyo Gaadiid La Gubey & Taliska Ciidanka Somaliland oo Warbaahinta Isugu Yeeray Kuna Dhawaaqay..

Taliska guud ee ciidamada maamulka Soomaaliland oo goor dhoweyd oo maanta ah warbaahinta isugu yeeray ayaa ka hadlay warbixino kala duwannna ka bixiyey arrimo dhowr ah oo lawada sugayey, xilli laga cabsi qabo dagaal marxalado kala duwanna ay ku hareersan yihiin.

Taliska guud ee ciidamada Somaliland ayaa ka hadlay gaadiid iyo guryo la gubey, waxaana sidoo kale uu faahfaahin ka bixiyey howlgallo iyo dagaal uu sheegay in ciidamada maamulka Somaliland ay qaadi doonaan maalmaha soo socda.

RIIX HALKAAN SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: