Tuesday 16 October, 2018

DHEGAYSO-Madaxweynaha oo Nairobi Ka Soo Amray In Dagaalkii Ugu Cuslaa La Qaado iyo Ciidamo Furimaha..

Madaxweynaha oo maalmihii ugu dambeeyey ku sugnaa magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya ayna ku kulan sanaayeen wakiilada beesha caalamka ayaa markaan ku dhawaaqay amar ku aadan dagaalka xoraynta deegaamada Maqan.

Madaxweynaha ayaa amar ku bixiyey in la qaado dagaalkii ugu cuslaa oo lagu qaadayo furimaha dagaalka gaar ahaan deegaamada ay ku sugan yihiin dhinacyada kale, waxaana uu taliska ciidamada iyo xukuumadda ku amray inay dagaalka qaadaan soona xiraan xuduudaha.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: