Tuesday 16 October, 2018

DAAWO-Madaxweynaha Somaliland oo Lakulmay Wafti Ka Socda Ingiriiska iyo War Culus oo Loo Sheegay & Tukaraq oo Ciidan..

PUNTLANDNEWS.NET (HARGAYSA)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa magaalada Hargaysa kula kulmay wafti ka socda boqortooyada wadanka Ingiriiska.

Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi waftigaan uu hogaaminayo ayaa waxaa hogaaminayey wasiiru dowlaha Britain ee qaaradda Africa, waxaana laga hadlay arrimo xasaasi ah.

HALKAAN RIIX SI AAD  U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: