Tuesday 16 October, 2018

DEG DEG-Heshiis Laga Gaarey Qodobadii Dowladda Federalku Ku Haystay Mukhtaar Roobow.

Kulamo ayaa weli waxay ka socdaan Baydhabo oo iska soo horjeeda,taas oo la aaminsan yahay in Rooboow lagu dhabar jebinayo.

Inta la xaqiijiyey labo jeer ayaa kulamo ay dhaceen oo dhexmaray Rooboow iyo Wafdiga Dawlada Dhexe Ee taliyaha Nabad Sugida Qaranka Hogaaminayo Xuseen Cusmaan Xuseen, iyadoona heshiis hordhaca ah labada dhinac wada gaareen.

Dawlada ayaa waxay udirtay Xubno inay ka dhaadhiciyaan Abu Mansuur inuusan tartanka doorashada ka qeyb noqon.

Doorashada Koonfur Galbeed oo dhaceysa Bisha soo socda ayaa waxay keentay in buuq ka dhasho is hortaaga dawlada Dhexe ku sameysay Mukhtaar Rooboow.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: