Tuesday 16 October, 2018

DEG DEG-Taliyaha Guud ee Ciidanka Difaaca iyo Tobanaan Tigniko ah oo Gaarey Jiidaha Hore iyo Dagaal..

PUNTLANDNEWS.NET-Wararkii ugu dambeeyey ee aanu galabta ka helayno furimaha hore ee dagaalka iyo xeryaha ciidamad ayaa sheegaya in halkaasi uu gaarey taliyaha guud ee ciidmaada difaaca dalka General Indha-qarshe oo ay gelbinayaan tobanaan Tignikada dagaalka ah.

Deegaanadani waxay dhacaan Gobolka Shabeellaha Dhexe,waxaana Generalka oo saraakiil ciidan horkacayey ay kormeereen Deegaanadaasi.

Indho Qarshe oo gaadiid badan ay galbinayeen maadaama deegaanadaasi Shabaab laga cabsi qabo inay weeraro kasoo qaadaan meelo udhaw ayaa waxay ciidanku ahaayeen kuwo aad ufeejignaa.

Taliyaha Xoogga waxa uu dhiiri geliyey ciidanka isagoo urajeeyey inay usabraan wax walbo oo kusoo gaara difaacida dalkooda iyo dadkooda.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: