Tuesday 16 October, 2018

VIDEO-Suldaankii Guudee Beesha Muuse Biixi oo Afka Furtay iyo Khilaaf Hargaysa Ka Taagan & Tukaraq..

PUNTLANDNEWS.NET (HARGAYSA)-Suldaan Maxamed Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiraxmaan oo kamid ah madaxda dhaqanka Somaliland ayaa ka hadlay xaaladaha xilligaan ka aloosan Somaliland.

Suldaan Axmed oo ah suldaanka guud ee beesha Muuse Biixi ayaa waxa uu si caro leh uga hadlay khilaafka soo kala dhexgalay xisbiyada Somaliland xilli dagaalo ay kaga furan yihiin xuduudaha iyo gudaha Somaliland.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

One Response to "VIDEO-Suldaankii Guudee Beesha Muuse Biixi oo Afka Furtay iyo Khilaaf Hargaysa Ka Taagan & Tukaraq.."

  1. Cirsan says:

    Maamulka Hargaysa:
    Shuruud Ku xiran xubin ka noqosho United states of Somalia ama FG:

    Low. Jooji Colaada xuduuda puntland.
    Labs. Majirto hadalo aad wadaan oo Ku saabsasn SSC, (somalia waxay ahayd shacab Gumayste Qaybsaday , tasoo San sharci ah xuduud Ku dhisan aysan u qaybdan, waqtigaas cid kawada hadadhay xuduud Doomaaliyeed oo sharci ah ma jirin, sidaas darteed maamulka Hargaysa wax sharci ah uma laha sheegashada SSC).
    Maamulka Hargaysa uusan keenin siyaaso SSC Hargaysa lagu raacinayo , oo heshiis beena loogu Marin, maaha mid suuro gal ah.
    Hargaysa suuro gal aan jirin waxaa u ah Somali kusoo noqosho maamulka Hargaysa oo ka maran SSC.
    SSC waa qayb kamid ahayd dhulkii Gumaydtihii bore si sharci daraa u gumaysanayey, lakiin maahayn qayb ka mid maamulka Hargaysa oo Somalia Ku heshiisay , sidaas Darteed SSC miiska ma saarna.
    Maamulka Hargaysa ama sii Carar ama soo Carar adaa dantaa og tuugo way dhamaatay

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: