Tuesday 16 October, 2018

VIDEO-Taliska Ciidamada Somaliland oo War Culus Ku Dhawaaqay iyo Tirada Dhaawaca oo Korortay.

Taliska guud ee ciidamada maamulka Somaliland oo warbaahinta galabta la hadlay ayaa ka hadlay khasaare soo kordhay iyo dhaawaca oo noqday mid ka badan sidii hore, waxaana uu sheegay in ciidamadu ay xilligaan diyaar yihiin.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

One Response to "VIDEO-Taliska Ciidamada Somaliland oo War Culus Ku Dhawaaqay iyo Tirada Dhaawaca oo Korortay."

  1. Abdirahman says:

    Sidaad cinwaanka u qorteen waa si ay ku jirto xumaan iyo xaasidnimo. Dad masaakiin ah ayaa guryahoodii gubteen oo wax ku noqday dabkii waxaad ka dhigaysaan in ciidan dagaal ku jirey khasaare soo gaadhay.
    Ceeb ceeb!!!!!! Xun xun!!!!!

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: