Tuesday 16 October, 2018

VIDEO-Faysal Cali Waraabe oo Boqolaal Qof Dhexdood Farriin Culus Uga Diray Muuse Biixi Sheegayna In Somaliland Dhib Ku Soo Socdo.

Puntlandnews.net (HG)-Gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe oo khudbad ka jeedinayey munaasabad ay ku qalin jebiyeen boqolaal arday ayaa farriintii ugu cuslayd u diray madaxweynaha Somaliland.

Eng Faysal Cali Waraabe gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee UCID Somaliland ayaa madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ugu dhawaaqay inuu sida ugu dhaqsaha badan u soo farageliyo khilaafka u dhexeeya xisbiyada mucaaradka ah iyo Kulmiye.

Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in haddii xaaladdu ay sidaan ku sii socot

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

o ay sababi doonto burbur iyo dhibaato soo wajahda Somaliland loona baahan yahay in sida ugu dhaqsaha badan wax looga qabto.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: