Tuesday 16 October, 2018

VIDEO-Taliyaha Guud ee Ciidanka Somaliland oo Gaarey Jiidaha Hore ee Sool iyo Sanaag Kuna Dhawaaqay..

Taliyaha guud ee ciidamada Somaliland Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani iyo saraakiil uu hogaaminayo ayaa gaarey jiidaha hore ee ciidamada maamulka Somaliland kaga sugan yihiin gobolada Sool iyo Sanaag.

Sarreeye Gaas Nuux Ismaaciil Taani oo booqday fariisimada ciidamada maamulka Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyey ujeedada uu u ugu yimid ciidamada iyo qorshayaasha xukuumadda Muuse Biixi.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Taani ayaa waxa uu lakulmay saraakiisha hogaaminaysa ciidamadii galay dagaaladii ugu dambeeyey, wuxuuna siiyey dardaaran xoogan oo ku aadan inay dagaalka sii wadaan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

One Response to "VIDEO-Taliyaha Guud ee Ciidanka Somaliland oo Gaarey Jiidaha Hore ee Sool iyo Sanaag Kuna Dhawaaqay.."

  1. Abdirahman says:

    Maxaa hotel Hargeisa club iyo dagaal culus oo dhaca ka dhexeeya !!! Ma sidaasaad u jeceshihina in ay dhibaato ka dhacdo Hargeysa .
    Ilaahay ha ka hayo xumaanta Hargeysa iyo meet kasta oo muslimiintu ku noolyihiin…

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: