Tuesday 16 October, 2018

DAAWO-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland oo Magaalada Garoowe Hanjabaad Ka Diray Sheegayna In Hargaysa Puntland Halis..

Puntlandnews.net (GR)-Habeenimadii xalay waxaa dagaal khasaare nafeed sababay uu deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool ku dhexmaray ciidamada Puntland iyo kuwa Somaliland oo muddo sanad ku dhow isku horfadhiya halkaasi.

Madaxweyne ku-xigeenka ahna ku-simaha madaxweynaha dowladda Puntland Eng Cabdixakiin Cabdullaahi Xaaji Cumar Camey oo warfidiyeenka kula hadlay magaalada Hargaysa ayaa diray hanjabaad culus, wuxuna sheegay in magaalada Hargaysa ay Puntland halis…

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: