Tuesday 16 October, 2018

DAAWO-Taliyaha Ciidanka Kaydka Puntland oo Soo Bandhigay Khasaaraha ay Gaarsiiyeen Somaliland iyo Hub & Gaadiid.

Taliyaha guud ee ciidamada kaydka Puntland Corneal Cumar Cabdullaahi Faraweyne ayaa soo bandhigay khasaaraha ciidanka Puntland ay gaarsiiyeen ciidamo qorshaynayey weerar ka dhan ah Puntland kana tirsanaa ciidanka Somaliland.

Corneal Cumar Faraweyne ayaa goobta ku sheegay in ciidamo katirsan Somaliland ay qorshanayeen weerar ay ku qaadaan Puntland kadibna sahanka Puntland uu ka warhelay kahor inta aan howlgal xeeladaysan lagu burburin ciidankaasi.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: