Tuesday 16 October, 2018

DEG DEG (DHEGAYSI)-Taliyaha Guud ee Ciidanka Somaliland oo Lagu Weeraray Jiidaha Dagaalka iyo Tirada Khasaaraha.

Puntlandnews.net (CG)-Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa weerar culus oo saqdii dhexe ee xalay lagu qaaday taliyaha guud ee ciidamada qaranka Somaliland General Nuux Ismaaciil Taani oo shalay gaarey jiidaha hore ee dagaalka.

Weerarkaan oo socdey muddo sodon daqiiqo ka badan ayaa waxaa la sheegay inuu sababay khasaare isugu jira dhaawac iyo gaadiid dagaal oo khasaare burbur ah soo gaarey walow aan ilaa hadda la shaacin haddii ay dhimasho ka dhalata.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: