Tuesday 16 October, 2018

DEG DEG+TOOS-Dibad Baxyo Rabashado Wata oo Galkacyo Ka Bilowday iyo Rasaas Laga Maqlayo.

Puntlandnews.net (GK)-Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa waxaa goor dhoweyd ka bilowday banaan baxyo xoogan oo ay ka qaybgelayaan qaybaha kala duwan ee bulshada kunool magaalada, waxaana goobaha qaar laga maqlayaa rasaas mar mar dhacaysa.

HALKAAN TOOS UGA DAAWO BANAAN BAXYADA

Dibad-baxaan oo ah Mid looga soo Horjeedo Dilalka Dhalinyarada ayaa waxaa Dhigaya Dhalinyaro, Waxgaradka iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada, kuwaas oo dalbanaya in Cadaalada la Marsiiyo Kooxo loo hayo Dilalkii ugu dambeeyay ee ka dhacay Gaalkacyo.

HALKAAN TOOS UGA DAAWO BANAAN BAXYADA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: