Tuesday 16 October, 2018

DEG DEG+VIDEO-Madaxweyne Muuse Biixi oo Baajiyey Safarkiisii Berbera iyo Shacabka oo u Hanjabay Isaga iyo DP World.

Puntlandnews.net (BB)-War deg deg ah oo hadda soo dhacay ayaa sheegaya in madaxweynaha Soomaaliland mudane Muuse Biixi Cabdi uu baajiyey safar uu ku tegi lahaa magaalada Berbera ee xarun goboleedka Saaxil Somaliland.

Muuse Biixi Cabdi Madaxweynaha Somaliland ayaa xariga ka jari lahaa wajiga aad ee dhismaha dekedda magaalada Berbera oo qayb ka ah dhismaha shirkadda DP World ay ka fulinayso magaalada Berbera, waxaana arrintaasi ka soo horjeestey shacabka magaalada Berbera.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Wararkii ugu dambeeyey ee aan ka helayno Berbera ayaa sheegaya in maamulka magaaladu uu madaxtooyada Somaliland ku wargeliyey in cabsi ay ka qabaan kacdoono ka dhan ah madaxweynaha iyo DP World inay magaalada ka dhacaan ayna xaaladdu ku haboontahay in safarka dib loodhigo.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: