Tuesday 16 October, 2018

MUUQAAL LA DUUBAY-Dagaal Ka Qarxay Jiidaha Hore iyo Ciidanka Somaliland oo Gaadiid Qabsaday.

Puntlandnews.net (LYC)-Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno jiidaha hore ee dagaalka ayaa sheegaya in khasaare uu ka dhashay dagaal halkaasi ka dhacay kadib markii ciidamada Somaliland ay fariisimo gudaha u galeen rasaasna huwiyeen gaadiid ku sugnaa goobta.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Muuqaalkaan hoose oo laga soo duubay dagaalka isla markaana uu duubay weriye reer Somaliland ah ayaa muujinaya qaabkii uu dagaalku u qarxay, khasaaraha hordhaca ah ee ka dhashay iyo gaadiidka dagaalka ee goobta ku sugan.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: