Tuesday 16 October, 2018

TOOS U DAAWO-Barlamaanka DFS iyo Maamul Goboleedyada oo Garoowe Shir Dastuurka Ku Saabsan Uga Furmay.

Puntlandnews.net (GR)-Magaalada Garoowe ee caasimadda Puntland ayaa waxaa goor dhoweyd ka furmay shirkii labaad ee looga arrinsanayo dastuurka kumeel gaarka ah ee Jamhuuriyadda federalka ah ee Soomaaliyeed

Shirkaan oo ay Puntland martigelinayso ayaa waxaa ka qaybgelay gudiyada dastuurka labada aqal ee barlamaanka jamhuuriyadda Soomaaliya iyo gudiyada arrimaha dastuurka barlamaanada dowladaha xubnaha ka ah dowladda Soomaaliya.

TOOS U DAAWO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: