Tuesday 16 October, 2018

DAAWO-Deegaamo Katirsan Xeebaha Puntland oo Lagu Kala Cararay Cabsi Ka Taagan iyo Dowladda oo Caawa Shaacisay..

Puntlandnews.net (GR)-War deg deg ah oo caawa naga soo gaarey deegaamo katirsan gaar ahaan kuwa xeebaha ah ayaa sheegaya in cabsi ay ka taagan tahay halkaasi iyadoona deegaamada qaar dadkii shacabka ahaa ee kunoolaa ay heegan xoogan galeen.

Dhinaca kalena, dowladda Puntland oo ka war heshay arrintaani ayaa shacabka ugu baaqday inay digtoonaadaan waxaana ciidamada ku sugan deegaamadaasi iyo shaqaalaha dowladda la geliyey heegan buuxa.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: