Tuesday 16 October, 2018

DAAWO-Puntland oo Ka Jawaabtey Hadal Ka Soo Yeeray Somaliland Sheegtayna Inay Dagaal Diyaar u Tahay.

Dowladda Puntland ayaa ka jawaabtey hadal ka soo yeeray maamulka Somaliland oo maanta sheegtay in uu dulqaadkii ka dhamaaday oo ay weerar ku qaadayaan ciidamada Puntland ee kusugan deegaanka Tukaraq ee gobalka Sool, oo ay labada dhinac isku horfadhiyeen 10-kii bilood ee lasoo dhaafay.

Corneal Cumar Cabdullaahi Faraweyne oo la hadlayay warbaahinta gudaha ayaa sheegay in ay Puntland diyaar iyo heeganba u tahay sidii ay u difaaci lahayd dhulkeeda, wuxuuna sheegay in laga xoreyn doono Somaliland meelaha ay kaga sugan yihiin deegaanada mandiqada.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: