Tuesday 16 October, 2018

DAAWO-Wasiiro iyo Saraakiil ka Socda Somaliland oo Gaarey Goobihii Lagu Dagaalamay Ciidamo Dheeraadana Dalbay.

Puntlandnews.net (CA)-Wafti ballaaran oo ka socda xukuumadda Somaliland ayna weheliyeen oday dhaqameed iyo saraakiil katirsan ciidamada aya gaarey jiidaha hore ee dagaaladu ka dheceen, gaar ahaan fariisimadii ciidamada Somaliland.

Wasiiradaan uu soo diray madaxweyne Muuse Biixi ayaa qaylo dhaan deg deg ah u diray magaalada Hargaysa iyagoona dalbaday gurmad deg deg ah oo isugu jira ciidan iyo qiimayn xaaladda lagu sameeyo.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: