Tuesday 16 October, 2018

DEG DEG-Wakiilada Ka Socda 50 Wadan oo Caalamka ah iyo Madaxda Somaliland oo Hargaysa Isugu Tegey & Caalamka oo Ku Dhawaaqaya..

Magaalada Hargeysa ee caasimadda maamulka Somaliland maanta oo Arbaco ah waxaa ka furmaya shir loogu magac daray saaxiibada Somaliland ee caalamka.

Kulankaan xasaasiga ah ayaa waxaa ka qaybgelaya 50 ergay oo ka kala socda qaaradaha adduunka ayaa waxaa soo qaban qaabisay wasaaradda arrimaha dibedda maamulka Somaliland.

Wararku waxay sheegayaan in shirka looga hadlayo horumarada ay gaadhay Somaliland intii ay jirtay, caqabadaha hortaagan iyo sida looga gudbi karo sida ay sheegeen qaban qaabiyeyaasha shirkan.

Shirkaan ayaa mudada uu socdo axaa lafilayaa in sidoo kale lagu soo hadal qaado waxa hortaagan in dib loo bilaabo wada hadalada u dhaxeeya Soomaaliya iyo Somaliland iyo sidii loo dardar gelin lahaa.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

2 Responses to "DEG DEG-Wakiilada Ka Socda 50 Wadan oo Caalamka ah iyo Madaxda Somaliland oo Hargaysa Isugu Tegey & Caalamka oo Ku Dhawaaqaya.."

  1. cirsan says:

    Maamulka Hargaysa dhinacna dhiig ayaa doonayaa oo faraha kula jira iyo colaad Somaliyeed, dhinaca kalana wadahadal Somalia ayuu raadinayaa.

    Maamulkaasi madawlada FG ayuu rabaa mase shacabka Somalia.

    Kusoo noqod Somalia marna suuro gal uma noqonayso, mana jirto cid danayn in soo noqdo maamulka Hargaysa.

    Maamulka Hargaysa ka bax Puntland Rajo kaaga sokaysa ma jirto.

  2. cirsan says:

    Maamulka Hargaysa dhinacna dhiig ayaa doonayaa oo faraha kula jira iyo colaad Somaliyeed, dhinaca kalana wadahadal Somalia ayuu raadinayaa.

    Maamulkaasi madawlada FG ayuu rabaa mase shacabka Somalia.

    Kusoo noqod Somalia marna suuro gal uma noqonayso, mana jirto cid danayn in soo noqdo maamulka Hargaysa.

    Maamulka Hargaysa ka bax Puntland Rajo kaaga sokaysa ma jirto..

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: