Tuesday 16 October, 2018

DEG DEG+DAAWO-Somaliland oo Ku Dhawaaqday Dagaalkii Ugu Cuslaa iyo Xaaladda Tukaraq oo Saaka Allow Sahal ah.

Wararka saakay naga soo gaarayo deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool,ayaa sheegaya in xaaladda ay tahay mid degan,islamarkaana ay isku muuqdaan Ciidamada Puntland iyo Somaliland ee halkaasi isku horfadhiya.

Mararka qaar ayaa la maqlayaa rasaas goos goos ah oo u muuqda kuwo la isugu baaqayo,waxaana Difaac iyo feejignaan ku kala jira labada ciidan.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Somaliland ayaa wacad ku maray inaanay Somaliland kaga hari doonin dhigeeda Puntland khasaaraha madaafiicdaasi ka soo gaartay,islamarkaana u aargudi doonaan askarigaasi.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: