Tuesday 16 October, 2018

DEG DEG+DHEGAYSO-Puntland oo Ka Jawaabtey Hadalkii Somaliland Sheegtayna In Hargaysa iyo Burco Laga Qixi Doono.

Kadib markii maanta ay ku hanjabeen xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Somaliland in laga qixi doono magaalada Garoowe ee caasimada Puntland isla markaasna ay qabsan doonaan ciidamada maamulka Somaliland ayaa waxaa arimahaasi ka ka hadlay xilhdibaan Cali Jaamac Faarax (Cali Dhaga Cadde) oo kamid ah xildhibaanada Barlamaanka Puntland.

Xildhibaan Dhaga Cadde ayaa ku tilmaamay xubnahaasi kasoo hanjabay magaalada Hargeysa ay yihiin rag xanuusan oo ka buka dhanka maskaxda una baahan dhakhtar waa sida uu hadalka u dhigaye.

DHEGAYSO

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: