Tuesday 16 October, 2018

DHEGAYSO-Farriintii Ugu Cuslayd oo Loo Diray Beelaha Isku Kooban Barlamaanka Puntland iyo Qaylo Is Qabsatay.

Muddooyinkii ugu dambeeyey waxaa soo baxayey warar sheegaya in ay jiraan qorshayaal lagu doonayo in dib loogu furo dastuurka Puntland isla markaana lagu kordhinayo xildhibaanada barlamaanka Puntland oo tiradoodu dhantahay 66 xildhibaan.

Haddaba waxaa hadda isa soo taraya baaqyada kala duwan ee ka soo baxaya isimada, cuqaasha, waxgaradka iyo masuuliyiinta codsadanaya in la kordhiyo xubnaha barlamaanka Puntland oo horay loo laalay qorshe lagu doonayey in lagu kordhiyo.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Suldaan Siciid Guuleed oo kamid ah isimadda dhaqanka Puntland ayaa ku baaqay in la furo dastuurka Puntland isla markaasna la kordhiyo tirada xildhibaanada Baarlamaanka Puntland.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: