Tuesday 16 October, 2018

DHEGAYSO-Somaliland oo Ka Qaylisay Puntland Kadib Weerarkii Habeen Hore Sheegtayna in Hub Mamnoocan Lagu Laayey.

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka maamulka Somaliland ayaa sheegay in uu bur buray wada hadal nabadeed oo laga dhex waday Puntland iyo Somaliland.

Xildhibaan Axmed Maxamed ayaa waxbo kama jiraan ku sheegay eedaymo kaga yimid dhanka Puntland oo la xdhiidha in dagaalkii ka dhacay deegaanka Tukaraq ay ciidamada Somaliland ku horeeyeen.

Xiladhibaanka ayaa waxaa uu sheegay in dagaalkaasi uu yimid markii weerar gaadmo ah sida uu hadalka u dhigay xildhibaanku ay kusoo qaadeen ciidamada Somaliland ciidamo ka tirsan kuwa Puntland oo ku sugan jiidaha hore ee dagaalka Tukaraq.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: