Tuesday 16 October, 2018

VIDEO-Cutubyo Katirsan Ciidanka Somaliland oo Ku Dhawaaqay Inay Ka Baxayaan Fariisimadooda Farrina u Diray MD Muuse Biixi.

Cutubyo katirsan ciidamada milatariga maamulka Somaliland ayaa ku dhawaaqay inay isaga baxayaan fariisimadooda kadib xaalado adag oo ay sheegeen inay soo food saareen bilihii ugu dambeeyey.

Saraakiisha hogaaminaysa ciidamadaasi oo la hadlay warbaahinta ayaa shaaca ka qaaday in xaaladdaani adag aysan u sii adkaysan karin ayna u dheertahay caqabado kaga imaanaya dadka deegaanka iyo masuuliyiin katirsan xukuumadda Somaliland.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO CIIDAMADA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: