Tuesday 16 October, 2018

DAAWO-Dagaalkii Ugu Cuslaa oo Ka Qarxay Tukaraq Una Baxay Hareeraha iyo Garoowe oo Lagaga Dhawaaqay.

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya xaaladaihii ugu dambeeyey ee deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay ku hardamayaan ciidamada Puntland iyo kuwa maamulka Somaliland ee duulaanka ku qabsaday deegaankaasi bishii January ee sanadkaan.

Magaalada Garoowe ee xarunta dowladda Puntland ayaa lagaga dhawaaqay dagaalkii ugu cuslaa ee Somaliland ka dhan ah kadib hanjabaado isdaba joog ah oo kayimid Hargaysa laguna sheegay in Somaliland ay duqayn doonto magaalada Garoowe.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: