Tuesday 16 October, 2018

DAAWO-Fariisimo Caawa Haawanaya iyo Beelo Ciidamadoodii Kala Baxay Furimaha Hore.

Puntlandnews,net-War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey furimaha dagaalka ayaa sheegaya in beelo dhowr ah ay gaareen go’aamo xasaasi ah isla markaana waxa ay ciidamadoodii kala bexeen furimaha dagaalka.

Goobihii ay ku sugnaayeen ciidama beeleedkaasi ayaa caawa haawanaya waxaana goobtaas gaarey saraakiil katirsan ciidamada difaaca ee ku sugan furimaha hore ee dagaalka.  HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: