Tuesday 16 October, 2018

DAAWO-Somaliland oo Ka Qaylisay Xaaladda Sool Kana Codsatay Madaxweyne Farmaajo Inuu Yimaado Tukaraq.

Puntlandnews.net (HR)-Maamulka Somaliland ayaa qaylo-dhaan xoogan ka muujiyey dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool oo ay ku dhinteen askar katirsan ciidamada Somaliland loogana dhaawacay kuwa kale sida ay sheegeen madaxda maamulkaasi.

Somaliland ayaa sheegtay in Tukaraq ay xaaladdeedu adagtahay isla markaana loo baahan yahay in madaxweynaha Jamhuuriyadda federalka ah ee Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu soo farageliyo arrinta isla markaana uu yimaado Tukaraq.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO BARLAMAANKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: