Tuesday 16 October, 2018

DAAWO-Somaliland oo Ku Dhawaaqday In General Taani Lagu Weeraray Ceerigaabo iyo Khasaaraha.

Puntlandnews.net (CG)-Warbaahinta Puntlandnews ayaa dhowaan baahisey in taliyaha guud ee ciidamada milatariga Somaliland General Nuux Ismaaciil Taani lagu weeraray magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag Somaliland.

Haddaba masuul katirsan maamulka Somaliland ayaa shaaciyey weerarkii ka dhacay magaalada Ceerigaabo ee lagu qaaday taliyaha guud ee ciidamada Somaliland General Nuux Ismaaciil Taani oo safar dhowaan ku tegey magaaladaasi.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAALACATO WARKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: