Tuesday 16 October, 2018

DEG DEG+DHEGAYSI-Puntland oo Ku Dhawaaqday Dagaal Culus oo Ka Dhan ah Somaliland iyo Xilliga Qabashada Laascaanood.

Puntlandnews.net (GR)-Dowladda Puntland ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixisay dagaaladii ugu dambeeyey ee ka dhacay gobolka Sool una dhexeeyey ciidamada difaaca Puntland iyo kuwa maamulka Somaliland.

Dowladda Puntland waxa ay ka hadashay sidoo kale qorshaha ay ku xoraynayso gobolka Sool iyo xilliga uu bilaaban doono maadaama shacabka Puntland ay si aad ah u hadal hayeen xilliga uu bilaaban doono dagaalka lagu xoraynayo magaalada Laascaanood.

Puntland oo ka jawaabaysay hadal ka soo yeeray maamulka Somaliland ayaa waxa ay sheegtay in dhowaan magaalada Hargaysa war gilgila ay samayn doonto laga qaxi doono.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: