Tuesday 16 October, 2018

VIDEO-Muuse Biixi oo Xafladdii Dekedda Berbera uu Kala Baqay Ku Qabsaday Hargaysa Jeediyeyna Khudbad Cariba ah Maka Hadlay Tukaraq.

Puntlandnews.net (HG)-Magaalada Berbera ee xarunta gobolka Saaxil ayaa waxaa lagu wadey in maalinimadii shalay lagu soo dhoweeyo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi oo xaflad ay shirkadda DP World dhiganayso kaga qaybgeli lahaa.

Guud ahaan waxaa la baajiyey xafladdii iyo socdaalkii madaxwyenaha kadib markii maamulka gobolka iyo kan degmadu ku wargeliyeen madaxtooyada inay ka cabsi qabaan weeraro iyo kacdoon dadweyne oo ka dhaca magaalada.

Guud ahaan xafladii lagu qaban lahaa magaalada Berbera ayaa waxaa loo weeceyey magaalada Hargaysa gaar ahaan aqalka madaxtooyada oo uu madaxwyenaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ka jeediyey khudbad cariba ah oo xasaasi ah.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: