Tuesday 16 October, 2018

VIDEO-Somaliland oo Ka Hadashay Dagaaladii Ugu Dambeeyey ee Tukaraq iyo Weerar Lagu Qaaday Taliye Nuux Taani.

Maamulka Somaliland ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaaladii ugu dambeeyey ee ciidamada maamulka Somaliland ay la geleen ciidanka Puntland iyo kuwa jabhadda uu hogaamiyo Corneal Caarre ee dagaalka kula jira maamulka uu hogaamiyo Muuse Biixi Cabdi.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAALACATO WARKA

Dhinaca kalena, Warbaahinta Puntlandnews ayaa dhowaan baahisey in taliyaha guud ee ciidamada milatariga Somaliland General Nuux Ismaaciil Taani lagu weeraray magaalada Ceerigaabo ee xarunta gobolka Sanaag Somaliland.

Haddaba masuul katirsan maamulka Somaliland ayaa shaaciyey weerarkii ka dhacay magaalada Ceerigaabo ee lagu qaaday taliyaha guud ee ciidamada Somaliland General Nuux Ismaaciil Taani oo safar dhowaan ku tegey magaaladaasi.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAALACATO WARKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: