Tuesday 16 October, 2018

DAAWO-Jabuuti oo Dhabar Jebisey Farmaajo iyo Muuse Biixi oo Shaaciyey In ay Aqoonsatay Somaliland.

Dhowaan xuduudka Somaliland iyo Jabuuti waxaa ka dhacay dagaal khasaare sababay waxaana soo baxayey warar la xiriira baasa boorka Somaliland iyo qaadashada dowladda Jabuuti oo lagu tegi waayey muddooyinkii ugu dambeeyey.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Haddaba labada dhinac ayaa war culus ku dhawaaqay waxaana xukuumadda Muuse Biixi Sheegtay inn Jabuuti dhulka kujiiidey madaxweyne Farmaajo ayna aqoonsatay baasa boorka Somaliland iyo madax banaanimada Somaliland.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: