Tuesday 16 October, 2018

Daawo War Farxad Galiyay Shacabka Oo Garowe Looga Dhawaaqay, & Qaar Ka Mida Bukaankii La Geeyay Xarunta…….

Xarunta Alnasru Allah ee magaalada Garoowe oo lagu xanaaneeyo dadka xanuunsan ayaa waxaa ka baxay dad hore loo geeyey iyaga oo ka xanuunsan dhanka maskaxda, kadib markii ay caafimaadeen.

HALKAAN KA DAAWO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: