Tuesday 16 October, 2018

DHEGAYSO-Xukuumadda Gaas oo Ku Dhawaaqday War Ka Nixiyey Musharixiin Badan Shacabkuna Ku Farxeen.

Puntlandnews.net (GR)-Xukuumadda Puntland ee uu majaraha u hayo madaxweyne Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa ku dhawaaqday war siweyn loo wada sugayey isla markaana ka farxiyey kumanaan qof oo kamid ah shacabka Puntland.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Go’aanka hadda ay ku dhawaaqday xukuumadda Puntland oo ah mid siweyn loo wada sugayey ayaa waxaa lafilayaa inuu sida ugu dhaqsaha badan u hirgalo sida uu goor dhoweyd shaaciyey mid kamid ah golaha wasiirada xukuumadda Puntland.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

One Response to "DHEGAYSO-Xukuumadda Gaas oo Ku Dhawaaqday War Ka Nixiyey Musharixiin Badan Shacabkuna Ku Farxeen."

  1. Cirsan says:

    Cid puntland wehel u ah, oo kazoo bixi karta xaalada puntland oo Dr Gas udhaanta ma jirto.
    Miro geed saaran , miro guntiga kuugu jira looma daadsho

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: