Tuesday 16 October, 2018

MUUQAAL-Mucjiso Lagu Arkay Bartamaha Hargaysa & Lafo Dhulka Ka Soo Baxaya.

Bartamaha magaalada Hargaysa ee xarunta Somaliland ayaa waxaa lagu arkay arrin argagax leh kadib markii dhulka ay ka soo bexeen lafo tiro badan oo dadku ay ka kala carareen goobahaasi.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Masuuliyiin katirsan Somaliland ayaa goobta gaarey iyagoona ku dulbaroortay sheegayna inay yihin lafahaa awoowayaashooda oo ay laysay dowladdii dhexe ee Somalia soo martay beri samaadkii sida ay hadalka u dhigtay Somaliland.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: