Tuesday 16 October, 2018

VIDEO-Lafihii Ugu Badnaa oo Laga Soo Qufay Bartamaha Hargaysa & Shacabka oo Ka Cararay+Masuul ku Dul Baroortay.

Puntlandnews.net (HG)-Bartamaha magaalada Hargaysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa waxaa laga soo qufay qabuuro badan oo la xabaalay sanado badan kahor waxaana laga soo saaray lafaha dad dhintay oo ku duugnaa goobtaasi.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Masuuliyiin katirsan Somaliland ayaa goobta gaarey iyagoona ku dulbaroortay sheegayna inay yihin lafahaa awoowayaashooda oo ay laysay dowladdii dhexe ee Somalia soo martay beri samaadkii sida ay hadalka u dhigtay Somaliland.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

One Response to "VIDEO-Lafihii Ugu Badnaa oo Laga Soo Qufay Bartamaha Hargaysa & Shacabka oo Ka Cararay+Masuul ku Dul Baroortay."

  1. Kenedid SHEEL says:

    HASSHU IYADAA GEELA CUNTA CABAADANA: Shacabka Dhulbahantihii, Warsangaligii iyo Gudabiirsihii aad Reer-Shiikh Isaxaaqoaw gumaadeen toban laab waa ka badan yihiin inta aad leedihiin Siyaad Baarre ayaa naga dilay. Qabriyada aan la hubin ee si aad adduun weynaha lacag uga heshaan markaad bussaaradeysataan ama dhul dhismo u faaruqisaan marka magaaladu soo gaadho qabriyada, joojiya. Ka xishooda falalka aanan Soomaalida lagu aqoon jirin.

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: