Tuesday 16 October, 2018

VIDEO-Tukaraq oo Dagaal Qarka u Saaran & Madaxweyne Gaas oo Garoowe Gaarey Kuna Dhawaaqay..

Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas oo muddooyinkii ugu dambeeyey safar ugu maqnaa dalka Kenya ayaa goor dhoweyd siweyn loogu soo dhoweeyey Garoonka diyaaradaha General Maxamed Abshir ee Magaalada Garoowe.

Gaas oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey safarkii uu ku tegey magaalada Nairobi, waxyaabihii uga soo qabsoomay, xaaladda ay Puntland ku sugan tahay ammaan iyo difaaca labada iyo arrimaha doorashada & haddii uu sharaxan yahay.

HALKAAN RIIX SI AAD U DAAWATO MUUQAALKA

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: