Tuesday 16 October, 2018

War Deg Deg Ah:- Madaxweyne Gaas Ayaa Ku Soo Laabatay Puntland, Isagoo Hadal Ka Naxiyay Musharixiinta Sheegay.

Wararka naga soo gaaraya Magaalada Garoowe ee Caasimada Puntland ayaa sheegaya in Madaxweynaha Dawlada Puntland Dr Abdiweli Mohamed Ali Gaas ku soo laabtay magaalada.

Madaxweyne Cabdiweli Gaas oo kasoo laabtay Safar shaqo oo uu Maalmahanba Dalka Dibadiisa Ugu maqnaa gaar ahaan Dalka Kenya ayaa Warbaahinta waydiisay in uu yahay Musharrax doorshada Puntland 2019.

Madaxweyne Gaas ayaa arinkaasi u cadayn warbaahinta isagoona yiri”Hadda kama jawaabi karo”, Su’aasha warbaahinta ay waydiisay Madaxweynaha ayaa waxa ay ku soo aadaysaa  iyadoo ay jiraan guuxa dadweynaha oo ah in Madaxweyne Gaas uu yahay Musharax U taagan xilka uu hada hayo 2019.

Nagala xariir Email Info@puntlandi.ca ama Puntlandi2018@gmail.com

Leave a Reply

Submit Comment

%d bloggers like this: